Amaro cusub oo lagu soo rogay shaqaalaha aqalka cad ee dalka Mareykanka

Labo kamid ah saraakiisha aqalka sare ee dalka Mareykanka ayaa laga helay cudurka safmarka ah ee Caronavirus, waxaana gudaha aqalka ka bilowday cabsi laga qabo in uu cudurkan ku dhax faafo. Shaqaalaha aqalka sare ayaa hada lagu amray in ay soo xirtaan marada afka iyo sanka lagu xirto iyo gacmo gashi marka ay soo galayaan … Continue reading Amaro cusub oo lagu soo rogay shaqaalaha aqalka cad ee dalka Mareykanka